Duqeymo culus oo galabta illaa caawa ka socda degaano ka tirsan gobolka Mudug

Degaanka Maamiye oo u dhaxeeya Tuulooyinka Camaara iyo Caad ee degmada Xarardheere gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay duqeyn ay geysatay dayuurad loo badinayo iney leeyihiin ciidamada Maraykanka. Wararka ayaa intaas ku daraya in duqeynta ay dhacday qorax dhacii galabta ayna dayuuuradan dhowr gantaal ku riday saldhig dagaalyahanada Shabaab ay deegaankaasi ku leeyihiin. Khasaare dhimasho … Continue reading Duqeymo culus oo galabta illaa caawa ka socda degaano ka tirsan gobolka Mudug